Al-Shabaab oo soo bandhigtay Shacab Maraykanku ku duqeeyey Kuunyo barow (Sawirro)

Faahfaahino cusub ayaa ka soo baxaya duqeyn culus oo dayuuradaha Maraykanku ku duqeeyeen degaanka Kuunyo-barow ee gobolka Sh/hoose oo ay gacanta ku hayaan Al-shabaab. War ay si wadajir u ah u soo saareen taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika iyo dowlada Somalia ayey ku sheegeen in duqeyn ka dhacday degaanka Kuunyo barow lagu dilay labo dagaalyahan … Continue reading Al-Shabaab oo soo bandhigtay Shacab Maraykanku ku duqeeyey Kuunyo barow (Sawirro)